AI-ga baro tallaabo tallaabo. Dhammaan koorsooyinka iyo buugaagtu waa bilaash oo ku qoran luqadda Soomaaliga.
Dhammaan koorsooyinku waa bilaash — waxaad dhammaystirtana waxaad helaysaa shahaado iyo buugaag free ah.
Aasaaska AI-ga — waxa uu yahay AI, sidee u shaqeeyaa, iyo sida loo isticmaalo nolosha maalinlaha ah. Waa koorsada ugu muhiimsan.
✦ Diiwaan GelBaro sida loo dhiso machine learning models — regression, classification, clustering, iyo waxyaabo kale oo xiiso leh.
✦ Diiwaan GelKu baro sida loo isticmaalo ChatGPT si xirfad leh — prompt engineering, automation, iyo ku dhex milanka shaqadaada.
✦ Diiwaan GelBaro Python-ka si aad u dhiso AI projects — libraries-ka ugu muhiimsan sida TensorFlow, PyTorch, iyo scikit-learn.
✦ Diiwaan GelKu baro sida loo falanqeeyo xogta, loo sawiro, loona isticmaalo si loo helo go'aamo xog ku salaysan.
✦ Diiwaan GelAkhriso oo baro — buugaag free ah oo ku saabsan AI-ga oo ku qoran luqadda Soomaaliga.